Toogasho iyo kala carar ka dhacay Magaalo kutaala Mareykanka (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan ayaa toogasho ka geestay goob ay ka socotay munaasabad cuntooyinka lagu soo bandhigayay oo kutaala magaalada Gilroy ee gobolka California ee dalka Mareykanka. War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in toogashada ku dhinteen afar qof halka ay ku dhaawacmeen 15-qof, dadka dhaawacyada qaba qaarkood ayaa la sheegay in ay ku jiraan xaalad halis … Continue reading Toogasho iyo kala carar ka dhacay Magaalo kutaala Mareykanka (Daawo Sawirada)